Cost: Free
When: Mondays and Thursdays, Jan. 11, 14, 18, and 21, from 11 a.m. to 1 p.m.
Where: Online
About: Join this workshop to learn the basics of starting your own business as well as discover how to help your business thrive. Offered in Somali.
Registration (required by Jan. 10): Contact Mohamed A. Warsame at mohamedwarsame11@gmail.com or 612.232.0542. Attendance is limited.
Questions: Contact Vicky Espinoza at vickye@cfra.org or 402.380.3353; Mohamed A. Warsame at mohamedwarsame11@gmail.com or 612.232.0542
Hosted by: Center for Rural Affairs’ Rural Enterprise Assistance Project
---------------------------------------------------
Barashada aas aaska sida loo bilaabo ganacsi- Khadka tooska ah
Qiimaha waa lacag la’aan
Waqtiga: Isniin kasta iyo Khamiis kasta, Janaayo, 11, 14 iyo 21 ka, saacada: 11 a.m. ilaa 1 p.m.
Goobta: Waa Online.
Kusaabsan: Kasoo qeybgal aqoon iswaydaarsigaan kusaabsan aas aas ka sida loo bilaabo ganacsi aad adigu sigaar ah u leedahay isla markaas na baro sidii aad ucaawinlaheed ganacsigaaga markaasna aad hor umar usuubinlaheed.
Isdiiwaangalinta waa inlasuubiyaa ugu danbeyn Janaayo 10: Laxiriir Mohamed A. Warsame email kan mohamedwarsame11@gmail.com ama 612.232.0542. Kasooqeybgalku waa xadidanyahey.
Suaalaha: Laxiriir Vicky Espinoza email kan vickye@cfra.org ama 402.380.3353; Mohamed A. Warsame email kan mohamedwarsame11@gmail.com ama 612.232.0542
Waxaa martigalinaya: Center for Rural Affairs’ Rural Enterprise Assistance Project